Dhac Nuuc cusub ah oo kusoo kordhay Muqdisho iyo Walaac xoogan oo laga muujiyay

Magaalada Muqdisho waxaa kusoo kordhaya dhac ay geesanayaan kooxo hubeesan oo qaarkood la sheego in ay yihiin askar katirsan ciidanka dowlada oo soo xirtay dharka shacabka . Dhaca ay geestaan kooxaha burcada ah ayaa markii hore ku koobnaa moobeelada iyo alaabaha kale ee qaaliga ah ay wataan dadka wadooyinka maraya, waxa ayna burcadan inta badan … Continue reading Dhac Nuuc cusub ah oo kusoo kordhay Muqdisho iyo Walaac xoogan oo laga muujiyay